VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wabiyada - Lyrics

webiyada dalkeeniyo midba waalihi sidato naf jacayl wataa ma soo waabatee wadayaasha dheege wadnuhu i seecdoo adigoo war iga hayn waabaariistee waalalowga naftaydee waaxyaha jidhkaygiyo waxaad raacday in dheego warabshaha wadnahaa badweyn daaratee sambabada aad aragtoo hurdo seexan waayoo dadku waxay leeyhiin a waa saaqdayee wiilasha indhaha iyo waxad sixirtay ragoo wax gastoo aan eegaa wejigaaga weeyan ila waaga subaxiyo adaan ku warwarayaa adna waajib weeyan inaad iga war haysaan hurdo seexan waydee goormad wax ila qaban
Queue is empty
-- / --