VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiiso - Lyrics

dhul xareedo wadhantoo ku xaswilay kalgacalkii waxa looga xeredhigay meeluu xaysku ku onkadey jaceylkeenii xiiq tiray xidigaha haduu jirayeey xalay buu kasoo degay adigana xanaaniyo xurmuu kuugu hoydee xadhigiisu yuu gu in xilka aynu qaadniyo wacadkana xusuusnow raaxaynu xiisaha sida laabta xuunshada xeerkiisa mudaniyo ku xurmaysan naftii xubnihii buuxsamee hadii uu xidhnaan jiray maantuu xoriyad yahay adigana xanaaniyo xurmuu kuugu hoydee xadhigiisu yuu gu in xilka aynu qaadniyo wacadkana xusuusnow
Queue is empty
-- / --