VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isku dhafan - Lyrics

asluub dhalshadeenii arin wada dhamayskii dhaqan ababinteenii dhambaal hadaladeenii isu dheeli tiridii saw dhamaystirkeenii aqal wada dhiskeenii aan dhuuxa kuu shubo aan ku dhayo jidhkaagee adna dhiiga isiiyoo aan dhadhamiyo caashaqa isku dhafan aan noqonee indha dhugashadeenii is dhaga nuglaantii nabada isla dhawrkii is dhool dhoolinteenii gobonimo ku dhaqankii naf dhaqaalaheeniii waalid talo u dhiibkii aan dhuuxa kuu shubo aan ku dhayo jidhkaagee adna dhiiga isiiyoo aan dhadhamiyo caashaqa isku dhafan aan noqonee
Queue is empty
-- / --