VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylkii madoobaa - Lyrics

jaceelkii madoobaaye isoo maray maal mahan murugiyo xanuun kaagii hadaan ka maydhan waayo x2 intaan muuqaaga naco adigu meshaad dagtiyo halkuu marin kaagu yahay masaafo ka guuri waayo x2 aan naftayda hadaan marmi waayo anaa is hodoo markale dhansiiyay milil iyo sunoo waqaa majaraha u hay hay x2 jaceelkii imeer meershayee jirkiyo moolka idhigoow xanuunkiyo mahadhadaadii hadaan iska moosi waayo x2 jaceelkii imadax marow badalay muuqaygiyoo qalbigaad mulkideed leheed haduu kaa maarmi waayo x2 aan naftayda hadaan marmi waayo anaa is hodoo markale dhansiiyay milil iyo sunoo waqaa majaraha u hay hay x2
Queue is empty
-- / --