VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhago yeelo - Lyrics

Waxaad tahay dhud Iyo ubax dhamays Qurux lakacayoo loo- Dhiibay raganimo X2 Dharaar taad salaan Iyo hadal igu dhahdaa Baan dhowr bari ku Joogaa mana dhiiban Karaayee dhabta inaan Ku yeedhee xishood Baan ladhuubtaa X2 Inaan kuu dhaxayoon Aqal kula dhisaa baan Kaa dhowrayaa wali Adna dhego uyeeloo Kalgacaylkan ila dhaab X2 Waxad tahay nin dhiiran Geesi cadowga dhibayoo Hirbaxaya nacab kee X2 Kolkaad soo dhawaatee Dhoosha ka qososhaa Baa jacayl igu dhamaa- Daa igu dhacan jacayl Kii dhuuxuu nawada Galay iyo dhiiga xididada X2 Inaan kuu dhaxayoon Aqal kula dhisaa baan Kaa dhowrayaa wali Adna dhego uyeeloo Kalgacaylkan ila dhaab X2
Queue is empty
-- / --