VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh - Lyrics

Dookh iyo jacayl Damac iyo hilow Yaa idaashadoo Qalbigayga dagay X2 Naftu ku doorataad Dawadeedii tahay X2 Adaan daymo Faraxliyo kaligaa Dareen caashaq Kula dul joogaa X2 Sibaan kudonayee Kuugu duubanahay Dajiyaa ahaynoo Adna ila dakee x2 Doog iyo caleeen Dur dur iyo xareed Indho doogsi loo Daymada ku wacan X2 Nafku doorataad Dawadeedii tahayey X2 Adaan daymo Faraxliyo kaligaa Dareen caashaq Kula dul joogaa X2 Sibaan kudonayee Kuugu duubanahay Daajiyaa ahaynoo Adna ila dakee x2
Queue is empty
-- / --