VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma dhigin dhaqankii - Lyrics

Ma dhigin dhaqankii ma dhigin Ma dhihin dhismihii hidaha Ma dhigin dhabad raxnaydee 2× Waxaan ahay dhiifsan wali Dhuduhu ii xidh xidhan wali Sharaftu wey dhawrsan tahaye 2× Anigu dhag xumaantiyo Dhaliishaba waa nebcaa Waxaan ku dhagaa samaha 2× Dhibteeniyo dhabadii Islaamnimadii dhisnayd Nimaan dhaafay ninbaan Rabigay sacabka u dhigtoo Ka sugayaa waan samree Ka sugayaa waan samree 2× Ma dhigin taladii ma dhigin Ma dhigin dhalashadaan lahaa Ma dhigin dhogortii wacnayd 2× Waxaan ahay dhawrsan wali Dhaayuhu wey xishoonayaan Ayadu wey dhawran tahay 2× Anigu dhubuq dhubuqda iyo Dhalanteedka waa necboo Waxaan dhawrtaa wakhtiga 2× Dhibteeniyo dhabadii Islaamnimadii dhisnayd Nimaan dhaafay ninbaan Rabigay sacabka u dhigtoo Ka sugayaa waan samree Ka sugayaa waan samree 2×
Queue is empty
-- / --