VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal qof yah - Lyrics

Bal qofyahaw jacaylbaa Igu kaa qasbaayoo Waad i quudhsanaysaa Qayrkaa ma waayine Qosolbaabay kula tahay Qadhqadhyadan i haysiyo Qamuunyada jidhkaygiyo Dibnaha oon qaniinee Hadaan go, qiyaamaha Adaa laguu qabsanayaa Igadaa qumbacashada Qoontaad i yeeshaan Dadka kala qaloodaa Ima qabaa jacaylkani Qaxar iyo lugooyee Qoodhaa iyo xeradaa Anba kuuma quudheen Saw intaan qalayaa Adna qaybinaysaa Hadii aad qabwayn tahay Nafsi yuu ku qabaninee Qoraansigaagii Indhahaa igu qalalee Igadaa qumbacashada Qoontaad i yeeshaan Dadka kala qaloodaa
Queue is empty
-- / --