VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uurka iyo qalbiga - Lyrics

Uurkiyo qalbiga Hadii aadan ku ool Ubax iyo jacayl Kulamaan sugeen Eelkaad wadnaha Ku abuurtaybaan Abid iga bogsoon Naf ku aamintaa Sida eeridhaban Dayn wayday olol Aragiisa kaan Ku ildoosadoow Amaan iyo ducaba Waad istaahishaa Inaan kuu tirshee Ayaatiin ku waar Nuurkii indhaha Hadii aadan ahayn Ilma socoto iyo Oohin kuma go,een Argagaxisada iyo Aramida jacayl Waa aawadaa Ambadaye waxaan Ayda u maree Maxaad odhan lahayd Aragiisa kaan Ku ildoosadoow Amaan iyo ducaba Waad istaahishaa Inaan kuu tirshee Ayaatiin ku waar
Queue is empty
-- / --