VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal qofyahoo - Lyrics

Bal qofyahaw jacaylbaa Igu kaa qasbaayoo Waad i quudhsanaysaa Qayrkaa ma waayine Qosolbaabay kula tahay Qadhwadhyadan i haysiyo Qamuumyada naftaydiyo Dabnahanoon qaniinaa Hadaaan go'o qiyaamaha Adaaa laguu qabsanayaa Iga daa qunbacashada Qoontaad ii yeeshaan Dadka kala qaloodaa Ima qabato caynkani Qaxar iyo lugooyee Qodhaa iyo xeradaa Ama kuuma quudhee Show intaan qalaayaa Adna qaybinaysaa Hadii aad qab wayntahay Nabsi yuu ku qabanine Qawlaaansigaaagii Indhahaaa igu qalaaaleen
Queue is empty
-- / --