VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka markaan yaraa - Lyrics

Jacaylkii markaan yaraa Sidii mayaygii i helay Inuu igu maarmayoo I daayaan moodayee Anoon maankaba ku hayn Sowkaa igu soo mir kacay Kii naftu maaganayd Muuqiisa markaan arkay Ilmadu maradayda qoysaaye Ma guuraankii kalgacal Maantuu igu daranyahee Miyaan kaba maarmayaa Xishoodbaan la maagayaa Jacaylkii i maamulee I mayracayee i miray Inuu iga meerayoo I daayaan moodayee Anoon ka mildhaawo hayn Sowkaa igu xidhay mareeg Kii aan maganka u ahaa Markaan milicsadaa Cishqigu igu maxaanayaaye
Queue is empty
-- / --