VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidee kuu naci karaa - Lyrics

Wadnaha adigaa nugleeyay Nuurkayga adaa la booday Dhamaan neerfaha jidhkayga Adaa naxariis ku beeray Qalbigu adiguu ku naadshaa Niyada adiga dhex seexdoo Hankayga nabaad ku daadsho Adaa naqshadeeyay beerkoo Ahay naqshadeeyay beerkee Wiilasha dunidani ku nool Adaan kaasoo naqaystee hooy Nalkiyo cishqigaad tahee Sideen kuu nici karaa Geedka naqaan beeray Nasiib ku waraabiyoo Mar qudha nafaqaystayoo Jidhkaygu ku noolyahaw Naftaydu aday ku raacdo Adaa nalka ii siraadoo Nasteexo jacayl ku beeroo Miyaan nuuxsani karaaba
Queue is empty
-- / --