VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dareen - Lyrics

ruuxaad nafta qaybsateen hadana nabarada cidhqiga si niyada isula dhayi jirteen haduu nolol kale u weecdo niyadu kama gu'i kartoo xasuustaaduna u nugul inay naftu aad u tabi ayaamo nasteexo tagi kalgacalbaa igu nastoo nacfi iyo oontii ka go'ay intuu naaafeeyay qalbiga sideen nafis uga helaa nuxurkiisaba jacayl wuxuu aad u nuurayaa markuu ninkaad rabtiyo nasiib calaf kugu simaan anu se naxligiisiibaa wadnaha nugul iiga tagay wuxuu nacab kenay iyo mahayn midaan naawile
Queue is empty
-- / --