VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta jaar - Lyrics

naftaa ku jecelaatayoo kuu jeelanbaan kuu hayaa kalgacal jiidhbaa kuugu yaal qalbigiyo wadnaha jaarbaad la tahay jalbeebtiyo hadalka erayga wacan markaan kaa helo jawaab ayaan joogto caashaqiyo jibada ka nastaa anigu anoon jab ka sheeganayn jaleecada dhaayihiyo agjoogiyo muuqashada ayaan ku jalaa naftoo qofbaa kuu jiraban hadaad jirto meelo kale naftaad la jiciirtayoo adaan jamashada xubiga laabtani ku jareerayoo jiifiyo raaxo kaaga go'ay jeedaalo haday mar qudha indhuhu muuqaaga arag miyay jiilaal baxaan kashkaad ku jixaasantee
Queue is empty
-- / --