VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta kasiidaa - Lyrics

nimaan kaaba haynoo kaarkiisu maranyahay jacayl kuma riyoodoo inan lama kaftami karo kaa waxa ka sii daran adoo kimista uun heloo kaam yarub ku noolbaad kibir igu dayaysaa kuu joojin maayee kasii daa ka sii daa noocan kumaba haystee ka siidaa ka siidaa kas dumar nin xadi kara kalgacayl la jili kara kun jeer adi ku dhaamaa kaftan lala wadaagee kali cune hadaad tahay koolkoolin karin gabadh kaa dheer jacayloo kasbashada gayaankaa
Queue is empty
-- / --