VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta rogaal noqod - Lyrics

roob aan da'ayniyo iyo maalmo dhaafa inta kadabtay laabto reerki u baabiso rafaadkiyo dhibkaan maray sey u roono aan ku raystay ban helay rogaad noqodka raja raadi ledahay raygayga maan gelin inaan wada riyaaqno iyo rays aan wadaagne rogrogashyda hadalkiyo raadraaca waxaanan jirin way ragow inan ragow raadbad u ledahiin raranaa aad u kulul ruxayaan u rooneyn mid ka raystaybad tahay rogaad noqodka raja raadi ledahay raygayga maan gelin inaan wada riyaaqno iyo rays aan wadaagne
Queue is empty
-- / --