VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta waan helay ninkeeyga - Lyrics

jacaylku hog maahan halaag dooro maahan hamiga ka saar maahan hogaanki nolosha weeyee hadaan dareemay neecawdii hadaan yaqiinsaday wanaagii hadan jeclaystay quruxdii hiil buu ii noqdoo hubaashii waan helau waan helay cabdalahaygii wan helay xubigaygii waan helay jacaylku hal maahan hadimo door maahan hogaas ka tuur maahan hormoodkii nolosha weeyee hadaan akhrinaya ciwaankii hadaan dhiganaya duruustii hadaan guranaya midhihii xumaana ka dhawraa hubaashii
Queue is empty
-- / --