VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragsan axsan - Lyrics

garan maayo gabdha ugu gobsan oo gabi dhamaystiran uga loode garadkeeda inan kale caysan gaadhayno gubtida hagoogan u garwaaqsaday aragsan naaxsan guubsan gacanta anigu dhiibay agagaarkan waaban ka raadsho astaanteedu waa mid gaariya gurxanka hoyga gurxan gurxanka dhaca iyo guclayntaba guri waanagsanba lagu gambiya nuxurna looga dhigaa gurina loo dhisaa dayni wayo inanta u garaabayo o garab dhamaanted u deeqay garashada guula u siiyayday bilad hagaagsan ugu hiiliye asluub badan axsan guubay garaadan aniguba siiyay amaantana waaban ku raaco udgoonkeeduna wa mid gaariya
Queue is empty
-- / --