VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadal jiri maayo - Lyrics

Jaceelku hungoobi Maayo habeen u Nusqaami maayo X2 Hagardaamana arki Maayo ana la aantaa Harsan maayo X2 Hoyan maayo hada Heedheh hurdi maayo Hadaan ku arag joogi Maayo halgantaadana Dhaafi maayo hankay- guna dagi maayo X2 Anoon ku helin farxi Maayo hadal karimaaye Ihano huuno X2 Arooskeenu habsaami Maayo hoygeenuna Dumi maayo X2 Jaceelka habaabin Maayo haraadna u quuri Maayo X2 Hantaaqana tusi Maayo ana la'aantaa Heesi maayo X2 Hakan maayo hada Heedheh hari maayo Hadaan kudaawan Jiifi maayo hilow Gaagana hilmaami Maayo harkaagana Diidi maayo X2 Anoon ku helin farxi Maayo hadal karimaaye Ihano huuno X2 Arooskeenu habsaami Maayo hoygeenuna Dumi maayo X2
Queue is empty
-- / --