Heesta Malab - Lyrics
markaad mabsuud ii tahay
maankaad farxad u tahay
misbaaxiyo nuur ifaa tahay
ma huraan nafta u tahay
midig iyo bidix baa i tahay
midiin aan naawilaya tahay
mataantii xubiga tahayoo
macaantii mudsanayaa tahay
malabooy bbye dayaxbaa tahay
malabooy miski baa tahay
u malabooy magalbi malaba tahay
u makabooy xayaati malaba tahay
markaad muftaax ii tahay
maqaam noloshaa u tahay
mahiigan curtaa ii tahay
miraale rooba ii tahay
maliniyo habeen baa ii tahay
marwadaan raadinayaa tahay
milicsigii indhahaa tahayoo
muqdheertaan daawanayaad tahay