VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta 18 may - Lyrics

bar bar miiyigiyo magaalo tubnayn malkada dibadaha intii ku maqnayd mawjada dada oo jacayl ku marnaa miyirka socodkaiyo mshaaxii bilaa muskiyo ciidan teedsan marinada cadawgi milicsaday maryaha tuur miyay miyir beel asqoobeen maroora dilaac ma quusteen inana muxibiyo kalgacal milan maashee farxadii magaabinayee doqmihii murankiyo makiikihii ahaa cakuuye masoonay mooday dantee erayga mililka la meeri yiqiin mudaba makaskii majiiray iyo ee beentay malaasan miisan tiqiin ku malabsadayoo miciinsaday gaal miyay miyir beel asqoobeen maroora dilaac ma uustee inana muxibiyo kalgacal mlan maashee farxadii magaabnayee hablihii midabada mulaaxda ah ma huraan dhaqankii indhaha marsday mabsuudka ku daray mashxaradee calanka mulkiyee maasheeyay dadkee da,yarta mitidka ah kuu muunaysoo muraad nin lahaa u diiday mirtoo miyay miyir beel asqoobeen maroora dilaac ma quusteen inana muxiiyo kalagacal milan maashee farxadii mugaabinayee mudh iyo sideed midnaba dhaba ah tobonku milga iyo mariin u yahoo ma may baa labaatan meersatayooo maatidu magan iyo martba u tahaoo dadkii madaxiyo midoobay mijoo maangaabkii saluugay murugoodee miyay miyar beel asqoobeen maroora dilaac ma quusteen inana muxibiyo kalgacal milan maaashee farxadii magaabinayee manaxaan cadawgii la maaruqayee mujaahid cartamayoo mildhaabaynoo maaray madfacbaa malaaygii liqoo yaa maali jiraa la magansadatyo mawlaha rabibaa miciin la bidoo midigta ku xoraynay maandeeqe miyay miyir beel asqoobeen maroora dilaac maquusteen inana muxibiyo kalgacal milan maashee farxadii magaabinayee togdheer madashiyo mareegta xidhoo misciri awdaliyo maarayn nabadeed marsada saaxil yo madaar ku lamaan sanaag mawlacyada hidaha mudan sool waa mus dambeed milgihii qarankoo maroodi dhex jeex mayalka xajisoo rajada muuqataan mililiilcay dhibtaan mudanaan ka maydhanayoo martida timidbaa ka maqkhaati ka oo berina meerisyaa la sii mudiyee miyay miyir beel asqoobeen maroora dilaac ma quusteen inana muxibiyo kalgacal milan maashee farxadii ma gaabinayee
Queue is empty
-- / --