VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adigu beer adagidaa - Lyrics

cilmigu inkastuuu bad yahay wax uun baa laga bogtaa waxaad baryo raadisana marbaad isku soo baxdaan ileen bashar kula mid ah shaqsiga bini aadmiga sidii buug lama qariyo bog iyo laab kaa qarsoon kaskeenu ma baari karoo kaskeeni ma baari karo hadana barashada horteed bilaash laysuma necee naftaan u buseelayeey adigu beer adigadaaa waqtigu inkastuu isbadalo taariikhda ma beenin karo wanaagaad beerataana mar un baa lagu baxaa waxaanse bayaan uhelay ilayn isku baahideey bulshadu ka walaalo tahay
Queue is empty
-- / --