VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi iyo jacayl - Lyrics

waa afgaraad jacayl aqbalkiisiyo waa iniin kalgacal ubaxii ka baxay waa udub dhigii farxad iyo aroos ab is guursan jiray iyo ehel is jecel baguu ila xidhee ogobyahay is jecel ayaan iyo c/qaadiro aqalkaad dhisteen guri aayo wacan illaahay ka yeeel ubad iyo nimcaba alle idinku sii aamiin waa aloole guur alalaaska baxaya waa aababulkii aqalka iyo dhismaha laba aynigood iska eegtayoo axdi iyo jacayl isku aamina alle guul kusimay
Queue is empty
-- / --