xilkastii haweenkkee
xaragada u dhalataay
timo haba dhabarkee
haakimo kusii yaal
xubi ig uabuuree
xayaatadii naftaydaay
xusuus aad wayniyo
xiisiyo kalgaal baan
kuu hayaa xabiibti
xeebtaa boosaasiyo
xuduntii gobolka bari
taan kasoo xulayeey
xaqiiqdii ayaaneey
waxaa tahay xariir duna

xidigtaan jeclaayeen
xurmo gaara siiyaay
xarshin iyo ceegaag
xadeed oo barwaaqaa
maku soo dal xiisnaa
xarumaha beerkiyo
xididada jidhkaygaba
adaa xero ku yeesho
ku xayn daabay caashaqa
xeebtaa boosaasiyo
xududntii gobolka bari
taan kasoo xulayeey
xaqiiqdiii ayaaneey
waxaa tahay xariir dumar

Exit mobile version