Heesta Baxnaano - Lyrics
Baxnaanada kalgacalka iyo
basanbaska cashaq
badidoonka raacada
maxa deymo so maray
Boholyowga xisaha
adiga kala so baxay
barbarta iyo asagaa
ciqshi baxad wayn baa
barye igu nagadoo
igu beeray igu beeray lahashadaa
Baxsananta muqa iyo
bidhantadaa luulka
inta barka fidhatiyo
bureeqa u tahay dumar
Sidii baa badweyn
hadba bal u guuraa
hiigsigaga awgii
Ciqshi baxad wayn baa
barye igu nagadoo
igu beeray igu beeray lahashadaa