VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baydhabo - Lyrics

Khayraad EEBAA baxshee Anfaca xoolaha watiyo Macdanta asalkee la hubo Dhirtiyo jawigaa udgoon Indhaha baydhabo arkaa Dhul kale dhulka kale kama aadaayaan Khayraad EEBAA baxshee Anfaca xoolaha watiyo Macdanta asalkee la hubo Dhirtiyo jawigaa udgoon Indhaha baydhabo arkaa Dhul kale dhulka kale kama aadaayaan Duqay wada gala abaal Axsaan wada guda wanaag Indheer garad talo haboon Abid aan dadka xumayn Aqoon aqoon diineed u daa Duqay wada gala abaal Axsaan wada guda wanaag Indheer garad talo haboon Abid aan dadka xumayn Aqoon aqoon diineed u daa Intay bay iyo bakool Amaan badan mudanyihiin Afkeenu ma koobaye ALLOW waligoodba dhawr ALLOW waligoodba dhawr Intay bay iyo bakool Amaan badan mudanyihiin Afkeenu ma koobaye ALLOW waligoodba dhawr ALLOW waligoodba dhawr Isirkaa soomaaliyeed Dhig iyo udubay u yihiin Hidiyo dhaqan ay ogyiin Xurmiyo cafis waa u astaan Caqliga sugan waa u awood Runtii runtii waa ehel gobeed Isirkaa soomaaliyeed Dhig iyo udubay u yihiin Hidiyo dhaqan way ogyiin Xurmiyo cafis waa u astaan Caqliga sugan waa u awood Runtii runtii waa ehel gobeed Akhlaaq dumar lagu xushiyo gayaan nasabiyo ilwaad Hubqaad anshaxiyo asluub Arlada bay iyo bakool Haween haween edeb wacan u daa Akhlaaq dumar lagu xushiyo gayaan nasabiyo ilwaad Hubqaad anshaxiyo asluub Arlada bay iyo bakool Haween haween edeb wacan u daa Intay bay iyo bakool Amaan badan mudanyihiin Afkeenu ma koobaye ALLOW waligoodba dhawr ALLOW waligoodba dhawr Intay bay iyo bakool Amaan badan mudanyihiin Afkeenu ma koobaye ALLOW waligoodba dhawr ALLOW waligoodba dhawr
Queue is empty
-- / --