VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa igu dhiiri gali - Lyrics

Qofkaan bari hore arkoo Hadaan ahaayoon ogaa Inuu qurux iyo asluub Allahu ugu deeqayoo Halkay u adeeg tagtiyo Halkay amin raad dhigtaba Indhuhu u ashqaraarayeen Markay ayaan asali Akhlaaq wacan inan haboon Adaab badantii waqtiga Ayaamihii soo jiray iyo Dharaarihii astaysanaa Anoon maantaba ogayn Haduu arinkeedu jiro Umuugana afar gu'iyo Sideed arbacoo is xiga Ayaa caawana dareen Qalbiga ka aloosmayaa Caashaqu igu dhiiri galin
Queue is empty
-- / --