VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cudoon - Lyrics

Ciida iyo dhulkeeniyo wali carada kumaan arag cidaan dumarba kula simo. Ha yeeshee cudooneey cibaarada aduunkiyo casharada ifkaa badan. Calmashada midkuu dookhu calanka kuu sudhay haduu calafku kaa diray. Caashaq lagu hungoomiyo nin xuni ciilkuu ku baday ragba ha uga caaginee. Cidla nolosha kalinimo ?caku kuuma qalantee cadradyahay gayaankaa nasiibkaa markale, celi, cugo, nasiibkaa markale cugo. Ragba ha uga caagine... Cadradyahaya gayaankaa nasiibkaa mar kale, mar kale, celi, cugo.
Queue is empty
-- / --