VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadkuna waa yaabayaa - Lyrics

Naftaan kula doonayaa Dhibaan kuu diidayaa Dhibtaan kula daydaya Adaan kuu danaynayaa Naftaan kula doonayaa Dhibaan kuu diidayaa Dhibtaan kula daydaya Adaan kuu danaynayaa Adaan kuu daalayaa Dushaan kaa eegayaa Waxaan u dadaalayaa Dawooy waa aawadaa Adaan kuu daalayaa Dushaan kaa eegayaa Waxaan u dadaalayaa Dawooy waa aawadaa Darmaan xiska kuu gogloo Doofaan kugu raacayaa Dahriga samir baan iraa Kalsooni adna dartaa U suga suga suga u suga U suga dadab guur lahaada U suga suga suga u suga U suga dadab guur lahaada Darmaan xiska kuu gogloo Doofaan kugu raacayaa Dahriga samir baan iraa Kalsooni adna dartaa U suga suga suga u suga U suga dadab guur lahaada U suga suga suga u suga U suga dadab guur lahaada Naf jaceylada daacadaa Wakhtigu dagdagbuu falaa Digtoonina waan qabaa Daryeel ruux kula rabaa Fariyuu kaa daaahayaa Jaceylada daacadaa Wakhtigu dagdagbuu falaa Digtoonina waan qabaa Daryeel ruux kula rabaa Fariyuu kaa daaahayaa Xusbaan kugu daabacaa Buugaan ku dardaarayaa Kashaan kugu deeqayaa Wadnaha kuu diran intaa Xusuusbuu xusuusbuu duubayaa Xusbaan kugu daabacaa Buugaan ku dardaarayaa Kashaan kugu deeqayaa Wadnaha kuu diran intaa Xusuusbuu xusuusbuu duubayaa Dugsaan kula raadiyaa Ducaan kugu goobayaa Dumii ku ilaaliyaa Misana ku dareemayaa Dadkoo kaa dhawrayaa Dugsaan kula raadiyaa Ducaan kugu goobayaa Dumii ku ilaaliyaa Misana ku dareemayaa Dadkoo kaa dhawrayaa Nalkeenaan daarayaa Oon daarayaa Rajaan kugu dayrayaa Waan dayrayaa Riyaan riyaan dalxiisnayee Runbaan ku dambeynanaa Dadkuna wuu wuu wuu Dadkuna wuu wuu wuu Dakuna wuu yaabayaa Nalkeenaan daarayaa Oon daarayaa Rajaan kugu dayrayaa Waan dayrayaa Riyaan riyaan dalxiisnayee Runbaan ku dambeynanaa Dadkuna wuu wuu wuu Dadkuna wuu wuu wuu Dakuna wuu yaabayaa Nalkeenaan daarayaa Oon daarayaa Rajaan kugu dayrayaa Waan dayrayaa Riyaan riyaan dalxiisnayee Runbaan ku dambeynanaa Dadkuna wuu wuu wuu Dadkuna wuu wuu wuu Dakuna wuu yaabayaa
Queue is empty
-- / --