VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheel dheel - Lyrics

midabkaad u dhalitiyo wajigaada dheeha leh dhabarkiyo xubnaha bilan rabi ku dhameys tiray xubno dheeli tiranoo dhufashada talaabada xaragadu u dheertahay waxaan dhankaagiyo dhinacaaga kugu dhugi waligeyna dheel dheel dheel kugu ilaawen dhabta oon ku seexdiyo dhumigaan wadaaga leh dhaldhalaalka xiisaha farxad aan dhamaaneyn erey aan dhaliiliyo hadal aani i dhaawaca marwadii ka dhowrsoon waxaan dhankaagiyo dhinacaaga kugu dhugi waligeyna dheel dheel dheel kugu ilaawen
Queue is empty
-- / --