VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhugasho - Lyrics

dhugashada qalbigu bartoo dhowrayee dhaayaheygu arag dhalanteed miyaa dhaawaca orgigu dhayal uga kaceee ratiguna u dhiman dhuux jabay miyaa dhafan dhaaf nabsigu kama dhoohaniye soo dhawey qalbigan so dhiirigalinta raba dhiiri gali qalbigan so dhaweynta raba dhadhansiga kalgacal dhabti ruux ku jecel siduu ugu dhibcaa dhowr sano miyaa markuu dhool gu iyo dhibic hooray dhixisa dhirtuna dhameel miyaa dhafan dhaaf nabsigu kama dhoohaniye soo dhawey qalbigan so dhiirigalinta raba dhiiri gali qalbigan so dhaweynta raba
Queue is empty
-- / --