VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Falaaraha - Lyrics

falaarihii jacaylkaa hooheey fara ba,an isaaro faleembadii kalgacalkuna igu fidi dareenkii inan yahay fariintiyo farta waxaan kusoo qoray dhibtan igu fogaatee farxad inaan ku galiyoon kugu fano mooyee hayga filan xumaatee oo flan xumaatee ila fahan ujeedada faaladii asxaabtaa hooheey fajac igu abuurtoo waxay igu furaayaan hadal aan filanayn inanyahay fidmada iyo in fudayd war kuu galo waan ka feejignaadaa farxad inaan ku galiyoon kugu faano mooyee hayga filan xumaatee ila fahan ujeedada
Queue is empty
-- / --