VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruux abaal gala - Lyrics

dadka ruux abaal gala u ogoow in loo gudo guunyada iyo xoolaha gagi doogle la ogoow xeerbeegti guurtiya xurmo gaara u agoow garna xeeri hadalkiyo goobjogid u ogoow ana gacaladaydaay inaan ahay gayaankaa oo calafku ii galay ilmada iga gob,lo iyo guudkayga ka ogoow gurgurshaaga awrkiyo hayin geedi u ogoow geenayada shakaal ka leh gamaan xoolo u ogoow gabadhii xishood lee gobonimo ku caanee samo kugu gargaartiyo aqal gaari u ogoow ana gacaladaydaay inaan ahay gayaankaa oo calafku ii galay ilmada iga gobo,lyo gudkayga ka ogoow
Queue is empty
-- / --