VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalnimo - Lyrics

milgiyo garashiyo xishood aslluub iyo gaarinimo aqoon galad iyo xaqdhawr hidiyo gobonimiyo sharaf hablaha gayigeena nool miduu guulaha illaah xishood uga gaar dhigaay munaay gacalnimo tix gali gudoon naftan kuu go,doo gabood uga yeel qalbiga samadoo godlatiyo xareed waagoo galac soo yidhaay gobo,dii nasabkiyo xariir jacayl ku gardaadiyaay geenyooy dhexda soohaniyo timahan garbahaaga dagay waxay i gasheen jacayl muunay gacalnimo tixgali gudoon naftan kuu go,doo gabood uga yeel qalbiga
Queue is empty
-- / --