garbo siman ubax
guri raysliyo
gobsan uga baxay
guulaamo ciriyo
galab libidhadoo
fooda is gashiyo
jeegaan gudubtiyo
xared gob,o tidhi
adaan gabadh yahay
lagaa garaneeyn
goor ay noqotaba
waa gar caashaq
inaaan geed dheer
midho uga guro

jacayl gobahoo
lamaane is gaya
soo gardaadsheen
guudoon xor iyo
axdi garab helay
gaashaan iyo xeer
guur xalaaloo
gallad uga yimid
guusha laba dhinac
waa la gaadhee
gooray noqotaba
waa gar caashaqa
inaan geed dheer
midh uga guro

Exit mobile version