VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gilgilay - Lyrics

gabayada iyo heesaha hadii geela loo tirshoo lagu soofsho guunyada iyaba iyaba wa kuwa gartee gabaryahay hadaan kalgaceyl la guuxoo gamankaaga gaar dhigo garaadku miyuu ku siin inaad ii garaawdaa gilgilay laabtu gilgilay gujiyay wadnahu gujiyay gantaal caashaqu ila helay hadmaad iga goyn gacalooy guunyada ninka leyliyo geesiga soo tababare kooraha u giijiya wa uga uga gooni dadkee gubaabin iyo dhiiri galin ku so gada baray kalgacal godir iyo sidaa tahay dugaagoo habaa ka dida soodiga cararee gabay gilgilay laabtu gilgilay gujiyay wadnahu gujiyay gantaal caashaqu ila helay hadmaad iga goyn gacalooy
Queue is empty
-- / --