VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gob - Lyrics

gobaa dhawrsan diinbaa dhaxdina lagu dhaqdaa reere mataanaha is dhawree calafku dheeri ku ahaaday dheehashada kalgacaylkay marqudha dhab u midoobaane markay dhan isu raacaan labad dhaanka llo raray aqal dhidibka loo taagaybaa noo ahaa dhaqane dhabadi gayaankiyo xaqaad dhiiri galiseene guur dheefle dhadhan nolol lehe iyo dhala caruur khayr leh xor baa dhiiran dhabar iyo dul qaad dhaadasho iyo xeere dhalinyaro lamaane kalgacal dhiiga u huraysa dhaaya nuurka qaybsada axdiga dheelitirihiisa gabadh dheehle geesigu markuu keeno dhabankeedu aqal dhidibka loo taagaybaa noo ahaa dhaqane dhabadii gayaankiyo xaqaad dhiiri galiseene guur dheefle dhadhan nolole iyo dhala caruur khayr leh
Queue is empty
-- / --