VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha i raadsan - Lyrics

Ruuxdayda iyo maanka, uma roonid Kaa reystay, kuma rabee ha i raafin Hadba soo rogaal celinta, haku raagin oo raaliyaan helayee, raro owrta Lahasahda kusoo ridatay rarankeedu Raqba waa ragediiye maku riiqay Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan Iga reeb hankaagina, ha i raadsan Waad igu riyootay uun, ha i raadsan Sasabada riyaaqiina iyo raynka Qosol iyo rakaad been u raxlaynta Ilmo dhaban rusheeneesaa sida roobka Nin rumaystay bay dumar rabaystaane Roclo oradka adigoon ku reesbeelin Ragga kaan ku rabin laguma raad joogo Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan Iga reeb hankaagina, ha i raadsan Waad igu riyootay uun, ha i raadsan
Queue is empty
-- / --