VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha naafayn Caashaqa - Lyrics

neecaw udgoonloo nafta raaligalisaay ku nagaatay laabtoo nasteexaygibaad tee nuuxsiga jaleecada naxariista hadalkuba naruurada kalgacalka le naftaa kugu jeclaatee ha naafaynin caashaqa nacabkana iska ogoow nabiiibshaha warkiisyo nuxus iyo waxyeeladu nabar yay ku gaadhsiin caashaq niyaadsamaan leh baan kugu naawilaayoo nimco iyo barwaaqiyo nolol baan ku bidayaa nidar baynu dhiganayoo isku llaab nuglaanaye reer lagu nagaadiyo guri nabada eeboow ha naafaynin caashaqa nacabkana iska ogoow nabiibshaha warkiisiyo nuxustiyo waxyeeladu nabar yay ku gaadhsiin
Queue is empty
-- / --