VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha - Lyrics

hablaha quruxdiyo haybada qaniga qumaati xishood looga qayb dhigay hablaha qalbiyada raxmadi qoysee imaanka qabiyo hablaha qayrkood wax dheer qiimigu gafiyo qadafiyo qalooc ma gayaan hoobeey hoobeey raboow haku qadin nasiib qaniyoo raboow ha qabyayn waxay u qalmaan hoobeey hoobeey
Queue is empty
-- / --