VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan xayo wanaag - Lyrics

xiska garahadiisay xariir loo riyaaqay xikmad loogu deeqaay hodan xaya wanaagey xaqa midii ku dhalatee xalaal lagu anqariyee hooyadii xambaartay asluub ugu xiijaabtaay xiisaha naftaydiyo xurmo caashaq o idil hodantaan ku xeeree qalbiguba ku xidhan yahay maruun xiinka cugashada xal u waara ii sheeg xigtadii kalgacalkaay xidigiyo iftiineey xasilkii arwaaxdaay ilays aan xushmeeyay xayndaabkii dhaqankiyo edabtiyo xishoodkaba yartii lagu xanaanshee hidaheeda xafidaay xiisaha naftaydiyo xurmo caashaq oo idil hodantaan ku xeeree qalbiguba ku xidhanyaay maruun xiinka cugashda xal u waara ii sheeg
Queue is empty
-- / --