VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka sahaala maaha - Lyrics

jacaylku sahala maaha sirba xajoo ku duugan samirku libintiisa weeyi qofkii kaaga soocan uunka halkuu ku sargooyay yoolka quluubta intaad ku soorto inaad hanka siiso weeyi cishiqigu waa ani sadkayga suurada qalbigayga weeyan si aan uga gaadho guusha anigu mar sagsaagi maayo hodaney macaaan mar sagsaagi mayo jacaylku saadaasha maaha dookh sida oo hogaansha xalkiisu samaanta weeyan ruuxad u sifayso maanka halkuu kaaga suganyahay koonka sadrigu mar himaami maayo sababtuna waa dareenka
Queue is empty
-- / --