VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kanasaan lahaa nabarada jacayl - Lyrics

ka nasaan lahaa nabarada jacayl ka nasaan lahaa nudubtii horiyo naafaduu i baday ka nasaan lahaa nugulkii horiyo naxligii i galay markaan ladnaade nasiinada ku waaree ka nadiif ahaadaba saw dumarku nuuuriyo naxariis isaaqdiyo nolol iima hidiyaan ka nasaan lahaa nabarada jacayl ka nasaan lahaa naruuradi luntiyo nicii waayo jiray ka nasaan lahaa naawiladaa jeer ee da kaa dishee markaan nagi ahaade naqa iyyo barwaaqada neecaw dareemaba saw dumarkiyo nuuriyo naxriis i saaqdiyo nolol iima hidiyaan
Queue is empty
-- / --