VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laanqayrta - Lyrics

agagaarka hawdiyo sida idhanka laanqayr oo mayay aroor hore inta uu ku ibo furay cadceeduna ilaysiyo ku eekaysay nuuroo markaad eegto daymada ashqaraar ku dilayaad adna iiga dhigan tahay tii asluubta gaarka ah eebaheen ku deeeqaay ismahaan intaan jiro iggu ogid jacaylkaan afka kaaga sheegtee adna dhawr itaalkaa arxankii kalgacalkiyo aayatiinka noloshaay taan ulashadeedii uurka hoose galiyaay ku ag xdhay wadnaha iyo ubacda iyo beerka taan arad dhulkeenii waxa aynigeed jira hablahaba ka eegtaay tii asluubta gaarka ah eebaheen ku deeqaay ismahaann intaan jiro igu gid jacaylkaan afka kaaga sheegte adna dhawr itaalkaa
Queue is empty
-- / --