Heesta Maankay - Lyrics
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Qalbi deeqa weeyoo
Mid qudhaydu raacdoo
Lagu hubo qaddarinoo
Naf la qaybsi inaan bido
Waxaa tahay u qalantee 2x
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Qalbi deeqa weeyoo 2x
Soow jaceeyl aan kuu qabo
Qaladoo dhan kaama jiro
Soow xusuusta qaarkeed
Kuma quudsho xidiiidada 2x
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Qalbi deeqa weeyoo 2x
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Qalbi deeqa weeyoo 2x
Mid qotanka jooggaaa
Dumar ugu qorqorantoooo
Qof ishaydu qabataad
Ugu arag qurxoon tahee 2x
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Qalbi deeqa weeyoo 2x
Yarta qoowlka hadalkiyo
Run qareen ka dhigataay
Jacaylkeennu qiiriyo
Qosoliyo kaweeyn been 2x
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Maankeey qancisoo ku qoray
Qalbi deeqa weeyoo 2x