VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midigta keen - Lyrics

qurux meel istaagtoo muran laygu furay markhaati mala dadkuba iitaha mulaax iitahay inaad tahay mulaax waan hubaa dadka geesi magaca waymo mudo leh oo macaan oo marsho oo makhluuqba tahay mahuraankaba noloshiyo murug tira majiraha dareenka mamushoo maya maya gayaan kale maba arkee aan mataano noqonee midigta keen miirqaaday ruuxdoo waad mulkiday sida malab codkaaga ayu macaan ii macaan aniga iimacaan adaa isiya mudaalka maanka saxaba kama maarmee ila midow aniga ila midow
Queue is empty
-- / --