qurux meel istaagtoo
muran laygu furay
markhaati mala dadkuba
iitaha mulaax iitahay
inaad tahay mulaax waan hubaa

dadka geesi magaca waymo
mudo leh oo macaan oo
marsho oo makhluuqba tahay

mahuraankaba noloshiyo
murug tira majiraha dareenka
mamushoo maya maya
gayaan kale maba arkee
aan mataano noqonee midigta keen

miirqaaday ruuxdoo waad mulkiday
sida malab codkaaga ayu macaan
ii macaan aniga iimacaan

adaa isiya mudaalka maanka saxaba
kama maarmee ila midow aniga ila midow

Exit mobile version