VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta midnimo dhimatay - Lyrics

qaranka dhifibada ragba u dhigo u shubay dhiigoo nabada dhaliyee miyaan dhibyaraan ku dhidbay calankoo mar kale dhalanteed ku dhiibi karaa dhulkeena bulshooy inaan dhisanaa ninkay dhibaysee cidlada ka dhurmaa midnimo dhimatuu ku sii dhaganyee dhegaha ugu rida inaanay dhacayn maantoon dhisanahay ma dheeliyayside dhankayga hadaan dhaqaale helana dhib kuuma ahoo ma dhaawacmayside samaad ka dhaxliye riyada iska dhaaf runbaan ku dhaqmaa taariikh dhigano dhaydii xornimaan nabada ku dhamaa dhulkeena bulshooy inaan dhisanaa ninkay dhibaysee cidlada ka dhurmaa midnimo dhimatuu ku sii dhaganyee dhegaha ugu rida inaanay dhacayn
Queue is empty
-- / --