VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Moha iyo aadan balaloo - Lyrics

labada isku hura nafteee is hantee guurkogu hagaagee hirgalahaleela libtee raaxada hadhsada mideeya hankoo xubiga isku haba xurmana hagarli,i dhabtii kala hela muha iyo aadan raboow hoodiyo hibada dhaxalsii raboow hadimiyo hantaaqba ka dhawr hoygoodu ka yeel mid haybad lahoo awlaad hirasho leh raboow u hibee guurkina hortii hubsiimo maxaad xubiga ka hirteen hantaaqo oo mar uun hiy gala hankiinu ahaa mideeya hankoo xubia isku haba xurmona hagar li,i dhabtii kala hela raboow hoodiyo hibada dhaxalsii raboow hadimiyo hanttaaqda ka dhawr hoygooda ka yeel mid haybad leho awlaad hirasho leh raboow u hibee
Queue is empty
-- / --