Heesta Naafo caashaq - Lyrics
Miyuu niyadaada dagay
jacaylku ku nagaday wali
intuu nabdigaaga yaal
miyuu ku nastaa qalbiga.
jacaylka miyaad la nooshahayeey,?
nafada cashaqee aduunka
miyaad tahay mid kamid ah naftaaa
miyaad tahay mid kamidaa naftaadu?
Miyuu wadnahaaga nabay
Nataaqo qabaa jaceyl
Nasiibku qofkuu ku raaacshay
Miyuu kuu nacaa waxyeelo
Naruuro miyaad heshaayee
Naruuro miyaad ka heshaa
nafada cashaqee aduunka
miyaad tahay mid kamid ah naftaaa
miyaad tahay mid kamidaa naftaadu?